
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan Casho sharaf ah oo isugu jira isxogwareysi iyo soo dhoweyn u sameeyay Cabdirisaaq Khaliif Axmed Guddoomiyihii hore ee Maamulkii Somaliland iyo Isimada Gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn.
Leave a Reply