
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Adan oo ka hadlaayey khilaafka ka dhexjira Maamulka Jubbaland iyo Gedo ayaa eedeyn u jeediyey hadalo kasoo yeeray Dowlada Soomaaliya.
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Adan ayaa eedeyn u Jeediyey Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodisho kaas oo sheegay hadalo aysan jeclaysan Madaxda Sarre ee Jubbaland.
Leave a Reply