
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa tababar usoo xiray dufcado kamid ah ciidamo muddo lagu carbinayey kulliyaddo kala duwan maantase loogu soo xiray Kulliyadda Cabdilaahi Askar ee deegaanka Darar-weyne ee duleedka Waqooyi Bari ee Caasimadda Hargeysa.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay ka hortagayaan dalka Puntland kusoo qaaday.
Leave a Reply