Waa sidee maanta xaaladda magaalada Garowe, kadib dagaalkii shalay & Xalay ka dhacay

puntland

Magaalada garoowe ee Xarunta Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shalay iyo Xalay waxaa ka dhacay Dagaal gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo Dhaawac kaas oo u dhaxeeyey Ciidamada Amniga puntland iyo dad diidan in wax laga badalo dastuurka Puntland.

Isimida dhaqanka, siyaasiyiinta, culumada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland oo xalay ku baaqay in dagaalka la joojiyo ciidamadana la kala qaadayo ayaa dhqan gashay waxaana maanta caadi kusoo noqday isu socdka bulshada iyo goobihii ganacsiga oo dib loo furay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.