
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay “Waxaa xanuun leh in maanta oo 26-ka June ay tahay meelo badan oo dalka ah uu ku daadanayo dhiig Soomaaliyeed oo laga baaqsankaray,dagaallada sokeeye iyo dhiigga daadanaayo waxaa asaas u ah cadalaad darro iyo dulmi dhexdeena ka jira”.
Leave a Reply