Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2023

bukhari

Daawo:Beesha Mudulood oo Ka Shirtay Boob Abshir Bukhari ku Hayo Goofafka Mudulood

31st July 2023 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Kulan looga Soo horjeedo Boob iyo awood sheegad uu kusameeyey wasiirka Madaxtooyada Soomaaliya Abshir Bukhaari Goofaf ay lee yihiin qaar […]

hormuud

Daawo:Golaha Badbaado Bulsho oo Dhaqaalo ka Hela Hormuud ayaa war ka soo saaray Burbur loo gaystay shirkadaas

31st July 2023 admin 0

Golaha Badbaado Bulsho oo dhaqaalo ka hela Hormuud ayaa war ka soo saaray xarumo shirkadda Hormuud ay ku leedahay Gobolada dalka oo burburin lagu hayo.

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey ku noqoshada Miisaaniyadda dowladda ee 2023

31st July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 4-aad ee Wadajirka ah ee […]

Xamze

Ra’iisalwasaare Xamse Dowlada dagaal Bay ku Jirtaa ee Reer Heliwaa xarumihiina dhista

30th July 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad galayada iyo […]

kenya

Mucaaridka iyo Dowlada Kenya oo xal wada gaaray

30th July 2023 admin 0

Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sameeyo guddi si hoose ugu xalliya khilaafaadkooda, kaddib toddobaadyo ay socdeendibad baxyo rabshado wata. War saxaafadeed […]

Ciidanmudulood

Daawo:Beesha Biyomaal oo ka hadashay Wiilashoodii Shirqoolka loogu gaystay Muqdisho

30th July 2023 admin 0

Biisha Biyo maal oo Muqdisho ku yeelatay Kulan Degdega oo ay kaga hadlaayeen Wiilashadoodii lagu dilay qaraxii qorshaysnaa ee ka dhacay Xerada Jaalle Siyaad ee […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo Gudoomiyey Kulan Ka dhacay Xarunta Nabad Sudiga Soomaaliya

29th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) oo uu ka dhageystay […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Gudoomiyey Shirkii Amniga Koonfurgalbeed

29th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiiradda oo looga hadlay Amniga guud ee Deeganada Koonfur Galbeed. Shirka ayaa […]

wasiir

Daawo:Xildhiban Cabdirasaaq Ciid oo Ku Baaqay in xilka Laga qaado wasiirka gashaandhiga “Wasir TIKTok

29th July 2023 admin 0

Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid oo ka mida Xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa maanta kulankii golaha shacabka weerar afka ku qaaday wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur “Wasiir […]

wasiir

Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay Saraakiil loo Xiray Qaraxii Kuliyada Jaalle Siyaad

29th July 2023 admin 0

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim ayaa ka hadlay Saraakiil loo soo qabtay Qaraxii ka dhacay Kuliyada Jaalle Siyaad oo Ku […]

yariisow

Kulan loogu duceynayey Engineer Yariisoow oo Lagu Qabtay Muqdisho

28th July 2023 admin 0

Kulan loogu duceynayey Guddoomiyihii ee Gobolka Banaadir Eng.Yariisoow iyo dadkii kula dhintay qaraxii xarubta dowladda hoose ayaa Muqdisho lagu qabtay.

shariif

Sheekh Shariif iyo Guudlaawe oo Burka Diirimeed ka Daah Furay Shir dib u heshiisiin

28th July 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta deegaanka Burka Diirimeed ka daahfuray […]

puntland

Barlamaanka Soomaliya oo Ka horyimid wax ka badalka Dastuurka Puntland

28th July 2023 admin 0

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ku matala Maamulka Puntland ayaa ka horyimid wax ka badalka dastuurka Puntland.

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo la kulmay Ku-xigeenka xoghyaha Wasaaradda Maaliyada Maraykanka

27th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ku-xigeenka xoghyaha Wasaaradda Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha argagixisada iyo ka hortagga maalgelintooda Mudane Brian […]

Aadanmadoobe

Daawo:Gudoomiye Aadan Madoobe oo Loo Sheegay inuu Barlamaanka ka daayo Fowdada

27th July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 3-aad ee wadajirka ah oo […]

Posts pagination

1 2 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes