Daawo:Somaali heshiis ah oo Beenowday iyo Dagaal Ka dhana Xawaadle oo Muqdisho Looga Dhawaaq

Odayaasha Dhaqanka qaar kamida beesha Abgaal oo Muqdisho ku kulmay ayaa ka digay dhul balaarsi ay sheegeen in uu ka socda Deegaano ku yaala Xadka Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe kaas oo ay wadaan Beesha Xawaadle sida ay sheegeen.

Waxaa fashil ku yimid hadal ahayntii Madaxwayne xasan Sheekh ee ahayd Soomaali heshiis ah, waxaaan dagaalo ka dhaceen Baraawe, Laascaano, Garoowe, Jubbaland iyo Hirshabeelle ayaanan xaalkoodu fiicanayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.