Madaxwaynihii Hore ee Hirshabeelle oo Sheegay Xaalada hiiraan Meel Xun bay Ku Socotaa

waare

Madaxwaynihii hore ee hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ahna ergayga Madaxwaynaha Soomaaliya u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada ayaa sheegay Xaalada hiiraan inay meel xun Ku Socoto hadaanan wax laga qaban.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.