Dhageyso:Jubbaland oo Inkirtay in Shabaab Qabsadeen xeradii darawiishta Jubaland ee Garilay

Dhuumaal

Maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab ayaa weeraray degaanka Geriley oo ka mid ahaa saldhigyadii toddobaadkii hore ay wareejiyeen ciidamada Kenya ee ATMIS.

Weerarka ayaa dhacay gelinkii dambe Talaadada, waxaana xeradaa ku sugnaa ciidamo tiro yar oo ka tirsan daraawiishta Jubbaland.

Wasiirka Amniga Jubbaland, General Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday xerada daraawiishta Jubbaland ee Gariley.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.