Xamse ayaa ka qeyb-galay munaasabad loogu mahadcelinayay guddigii toddobaadka Xorriyadda

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad ku qabsoomtay degmada Yaaqshiid oo loogu mahadcelinayay guddigii ka shaqeynayay toddobaadka Xorriyadda dalkeenna.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey guddigii loo xilsaaray abaabulka iyo qabsoomidda toddobaadka Xorriyadda dalkeenna sidii wanaagsaneyd ee ay u agaasimeen xuskii maalmihii xorriyadda oo dalka oo dhan si mug leh uga qabsoomay, iyada oo xubnaha guddiga la guddoonsiiyey shahaado sharafeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.