Madaxwayne Farmaajo oo baaqday iyo Villa Soomaaliya oo Ka hadashay

Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku casuumay Madaxda Talada Haysa iyo Madaxdii Hore si ay uga soo qeyb galaan shir muhiim ah oo wadatashi ah.

Shirkaasi oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa madaxdii hore ee lagu casuumay ay kala yihiin Madaxweynayaashii hore, Ra’iisul Wasaareyaashii hore iyo Guddoomiyeyaashii hore ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Inta uu socdo shirka ayaa waxaa la iska xog wareysan doonaa xaaladda dalka, iyadoo madaxda talada dalka haysa ay dhegeysan doonaan talada madaxdii hore eek u aaddan arrimaha masiiriga ah ee qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.