Daawo:Wasiirkii hore ee Maaliyada Soomaaliya oo Xilka Wareejiyey

Ra’iisul Wasaare Xamsa, oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirkii Hore Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa faray in Wasiirka cusub uu halkaa ka sii ambo qaado barnaamijka deyn cafinta, nidaaminta hay’adaha maaliyadda iyo in laga shaqeeyo sidii dalku u yeelan lahaa lacag cusub ee Shillin Soomaali ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.