
Waaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulanka Wadatashiga ee u dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ah ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS iyo madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka.
Kulankaan oo aysan kasoo bixin qodobo u danaynaya dalka iyo dadka ayaanan ka hadlin Colaada kasocota Magaalada Laascaanood ee Gobolka sool.
Leave a Reply