
Ciidamo ka tirsan Booliska Hirshabelle ayaa xirtay wadooyinka muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee Magaalada baladwayne ee Xarunta gobolka Hiiraan.
Ciidamadaan ka tirsan Booliska Hirshabelle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaysan qaadan dhowr bilood Mushaar.
Leave a Reply