Senator fartaag Ahmed Madoobe Shalay Anigaa Kursiga u Xiray hadana waa Tuuraynaa

fartaag

Sanator Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo kamida Xildhibaanada Aqalka Sarre ee Soomaaliya oo ka hadlaayey arimaha Jubbaland ayaa sheegay Mudo xilieedkii Axmed Madoobe inuu dhamaaday

Sidoo kale Senator Fartaag ayaa sheegay inuu Axmed Madoobe doorashadiisii hore Kursiga u Xiray Tiir Meesha Ka Baxay Ma aha Waxaan Ugu Xirayay kursiga Inuu Al-Shabaab La Dagaalamo iyo In uu Jubaland Doorasho Xor iyo Xalaal ah Gaarsiiyo taas oo uu hada ku fashilmay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.