Madaxwayne kuxigeenka kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid oo nku sugan Gobolka Gedo ayaa diiday inuu cambaareeyo duqaymaha Ciidamada Kenya kawadaan gobolka Gedo gaar ahaan kuwa Degmada Ceelcade.
Diiyaradaha Militariga Kenya ayaa duqaymo aan kala joog lahayn waxay kawadaan Degmada Ceelcade ee gobolka Gedo waxaana ku dhintay duqaymahaas dad shacaba, waxaa kaloo burbur soo gaaray Maasjid iyo guryo tira badan.
Leave a Reply