Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiirada ayaa ugu baaqay Qeybaha kala duwan Bulshada inay ka qeybqatan Dagaalka lagu Ciribtirayo Khawaarijta.
Shirka Gollaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo uu Gudoomiyey Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa laga soo Saaray Go’aano ku Saabsan Cidii Khawaarijta Alshabaab Amarkooda U-hogaansanta.
Leave a Reply