Daawo:Waxgaradka Gobolka Gedo oo ka hadlay Duqaymaha Kenya Kawado Degmada Ceelcade

ceelcade

Odoyaal iyo Waxgarad ku shirey Gobolka Gedo oo ugu baaqey Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya inay wax ka qabato Duqeymaha Diyaaradaha Kenya ay ka wado Degmada Ceelcade ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.