Sawiro:Cabdi Xaashi oo tababbar u furay xubno ka tirsan Senatorada aqalka Sare

aqalka sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta furay aqoon iswaydaarsi ku saabsanaa hannaanka sharci samaynta ee sharci dejiyaasha Golaha Aqalka Sare oo ay soo qabanqaabiyeen Guddiga Haweenka Aqalka Sare.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa guddiga Haweenka Aqalka Sare ku booriyay qaban-qaabada kulankan oo kor u qaadaysa aqoon-dhiska Sanatarrada Aqalka Sare iyo abuurista shuruuc dan u ah dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.