Daawo:Sacdiyo Firinbi oo Ka hadashay Is hortaagi Deni Ku Sameeyey

sacdiyofirinbi

Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar, ayaa laga hor istaagay inay u duusho magaalada Garowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland.

Gudoomiye Sacdiyo Firinbi ayaa ka hadashay Diyaarad waday iyado wafti kale oo uu Kamid yahay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo ka qayb gali lahaa Caana Shubka Suldaan Bashiir Suldaan Cabdulaahi taas oo loo diiday inay soo qaado waftigaas oo yimaadaan Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.