
Sheekh Maxamed Idiris oo ka hadlaayey waxa Shareecada Islaamka ka qabto Musuq Maasuqa iyo Shaqaaleynta Qoyskaaga ayaa Madaxwayne Xasan eedeyn u jeediyey
Sheekh Idiris ayaa Madaxwayne Xasan ku eedeyey inay qalad ahayd inuu Ilmihiisa iyo ehelkiisa si toos shaqo ugu magacaabo kadibna dhaho Musuqa hala dagaalamo.
Leave a Reply