Wasiirkii kuxigeenkii hore ee Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Cabdiraxamaan Shamiito oo kusugan Magaalada Doolow ayaa Sheegay inay isaga iyo Madaxweyne kuxigeenka Jubbalnad, Maxamuud Sayid isla qaateen in dib heshisiin Gedo Laga Sameeyo.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply