Madaxda Dowlada oo Lagu eedeeyey inaysan kantacsiyadeen qaraxii kuliyada Jaale Siyaad

xasansheekh

Shalay bay ahayd markii kuliyada Ciidamada ee Jaalle Siyaad mid kamid ah argagixisada Shabaab isku qarax xiyey waxaana ku dhinatay askar ka.badan 50 halka 80 askari ku dhaawacmeen.

ehelada askartii ku waxyeeloowday qaraxaas oo warbaahinta la hadlay ayaa madaxda dowlada Soomaaliya ku eedeeyey inay ka gaabiyeen masuuliyadoodii oo ka tacsiyadeen waayeen askartii ku dhimatay qaraxaas.

Madaxwaynaha, Ra’iisalwasaaraha iyo xukuumada wax wara kama soo saareen askartii ku shahiiday qaraxii Shalay ka dhacay Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.