Xildhibaan Xildhibaan Max’ed Cabdi Xayir (Mareeye) oo ka hadlaayey kulankii Golaha Shacabaka ayaa sheegay ciidamada Kuliyada Jaalle Siyaad la keenay waxay ahaayeen ciidan taba-baran sababta jidkaas dheer loosoo marsiiyay ee loo dayacay waa Shirqool laga shaqeynayey maalmo.
Dhanka kale Xildhibaan Max’ed Cabdi Xayir (Mareeye) ayaa sheegay in la baaro sababta warbaahintii qaraxyada Tabin jirtay ay uga aamuseen qaraxii Ciidamada Lagu laayey.
Leave a Reply