
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 3-aad ee wadajirka ah oo ajandihiisu ahaa warbixinta akhrinta 2-aad ee xeerka qoondaha ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka.
Xildhibaanad Fowsiya Jeyte iyo Adaa Hudoomiyaha goalaha Shacabka ku eedeysay inuu barlamaanka Fowdeynayo oo sidii uu rabo wax u sheegayo xildhibaanadana Caburinayo.
Leave a Reply