Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiiradda oo looga hadlay Amniga guud ee Deeganada Koonfur Galbeed.
Shirka ayaa sidoo kale lagu dhaariyey Wasiirada Wasaaradaha Waxbarashada iyo Beeraha oo dhowaan Magacaabay Madaxweynaha.
Leave a Reply