Daawo:Beesha Biyomaal oo ka hadashay Wiilashoodii Shirqoolka loogu gaystay Muqdisho

Ciidanmudulood

Biisha Biyo maal oo Muqdisho ku yeelatay Kulan Degdega oo ay kaga hadlaayeen Wiilashadoodii lagu dilay qaraxii qorshaysnaa ee ka dhacay Xerada Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.