
Daawo:Maamulka Banaadir oo afar Injineer uxiray Dabaqii Xalay ku dumay Howl wadaag
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa u kuurgalaya xaaladda dhibaatadii xalay ka dhacday Degmada Howl-wadaag ee la xariirta dhisma […]