Wasaraadda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowladda FS ayaa xiriirka Olombikada Qaranka ku amartay in shaqo ka joojin lagu sameeyo guddoomiyaha xirriirka ciyaaraha fudud ee dalka Marwo Khadiijo Aadan Daahir.
Bayaan ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in Guddoomiye Khadiijo aysan xilkeeda u gudan si mas’uuliyadi ku jirto, islamarkaana ay Qaranka ku samaysay sumcad-dil.
Share this Article
Leave a Reply