Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa beeniyey inay direen gabadhii Soomaaliya ku matalaysay tartanka orodka ee Ciyaaraha Jaamacadaha oo ka dhacaayey dalka Shiinaha.
Ururuka Jaamacadaha ayaa sheegay inaysan waxba kama ogin lugna kuma lihin diritaanka gabadha iyo ka qeybgalkeeda tartanka.
Leave a Reply