Qoorqoor oo Mashruuca Ladagaalanka Shabaab ka furay Dhueamareeb

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusamarreeb ka furay Mashruuca looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada ku haray gacanta cadawga argagexisada kaasoo oo ay ka qayb galayaan qaybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha ayaa sheegay in la joogo xilligii la xoreyn lahaa deegaannada Dowladd Galmudug ee ku xaray gacanta argagaxisada isla markaana loogu diyaar garoobo si heer sarreysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.