Wasiirka Amniga oo Ka warbixiyey Kulankii Waftigii Sacuudiga iyo Xasan Sheekh

Doodisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada Sucuudi. Carabiya.

Wasiirka Amniga gudaha XFS Dr Maxamed Cali Doodishe ayaa ka warbixiyay kulanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.