Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug oo soo xiray Shirkii Xoreynta Ceel-buur, Ceel-garas Galhareeri

waayeel

Wasiirka wasaaradda arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-U-heshiisiinta Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac( Cabdi Waayeel) ayaa soo xiray shirkii Wad tashiga Iyo Dib u xoraynta Degmooyinka iyo Deegaanada Bariga Gobolka Galgadud waxaana munaasabda xiritaanka oo ka dhacday Banaanka Magaalda dhusamareb kasoo Qaybgalay Sanatoro, xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Galmudug.

Xiritaanka shirka oo war murtiyeed laga soo saaray ayaa Siyaasiyiinta, Odayaasha dhaqanka iyo Qaybaha bulshada ee shirka ka qaybgalay isku raaceen in la garabsiiyo Dowladda Galmudug oo isku diyaarisay Dib uxoraynta Deegaamada Cadawgu ka joogaan Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.