Xamse oo u Cududaaray Wasiirka Cadaalada Barlamnaaka u Sheegay Inay Buuq yareeyaan

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa U Cududaaray Wasiirka Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Macallim Maxamuud oo Barlamaanka Maanta Ku buuqeen.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay inuu wasiirka Cadaalada ku maqnaa shirkii Amniga qaranka ee shir gudoominaayey Madaxwayne Xasan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.