
Wasiirka Diinta Iyo Awqafta Soomaaliya Mukhtar Robow oo ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, taas oo lagu qiimeynayey qorsheyaasha hirgalay iyo caqabadihii soo food-saaray xujeyda Soomaaliyeed.
Wasiir Muqtaar Roobow ayaa soo bandhigay dhaqaalihii ka soo xarooday Xajka iyo Shiekadihii Jabiyey heshiiskii lala galay.
Leave a Reply