Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Mashruuca Xalka Waara ee Fatahaada iyo daadadka kusoo rogmada Degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar,
Masuuliyiinta iyo Injineerada ku shaqo leh Mashruucan ayaa munaasabadda kusoo bandhigay sida loo maarynayo daadka kusoo rogmada magaalada oo ah Hab xal waara ah.
Madaxwayne Deni oo ka hadlaayey Arimaha Doorashada Puntland ayaa Mucaaradkiisa Ugu baaqay inay Aaaminaan Codka Shacabka.
Leave a Reply