Dagaalkii lagula.Jiray Shabaab ayaa waxuu isu badalay Mashruuc dhaqaalo laga sameeyeyo kadib markii Beelaha Galmudug Madaxwayne Xasan ka dalbadeen lacag lagu hawlgaliyo Maleeshiyo Beeleed.
Dhanka Kale Xidlhibaan Xildhibaan Jacfar oo Maleeshiyaad ka tirsan Beesha Murusade kula hadlaayey Magalada Muqdisho ayaa eedeyn usoo jeediyey odayaal dhaqameed uu kamid yahay Xasan Xaad waxuuna yiri sidaan “Nabadoonada inta guryaha islaameed tagay ee dhahay waa dhimaneynaa igu sawir waaye ee furinta ayeey dhimashada taalaa hala tago.”
Leave a Reply