Xamse “Dowlada Yaan Lagu dhowran Dagaalka Shabab ee hala Caawiyo”

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS,Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray dhammaan Wasaaradaha iyo dhammaan hey’adaha dowladda inay ka qayb qaataan halganka lagu ciribritayo Khawaariijta,shacabka Soomaaliyeedna ay garab istaagaan oo ay qaybtooda ay ka qaataan jihaadka ka dhanka ah Khawaarijta ee dalka lagu xoreynayo.

“Waxaan rabaa in aan wax yar ka iraahado dagaalkaas,waxaan ku bilaabaya in aan boggaadiyo talaabada geesinimada leh ee u qaaday madaxweynah JFS Xasan Sheekh ee hoggaaminta leh,hoggaamiyah dhabta waa midka u samiya dadkiisa goobo ku haboon oo ay dagaan oo si xirfadaysan oo xigmadaysan ugu hoggaamiya si ay uu gaaran iyagoo nabad ah,waa Oday Soomaaliyeed oo aan dan gaar ah dalkaan balse ay ka go’aantahay in u arko dalkiisa oo xor ah gumeysiga ay ku hayeen Khaaarijta Mudda dheerna ay iska dulqaadeen dadkiisu”.

Halkaan hoose ka daawo baaqa ra’iisul wasaaraha XFS ee ugu baaqay bulshada ka qayb galka dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.