
Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka dhici lahaa xaruntooda ayaa Baaqaday Sida Uu sheegay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya Sheekh Aadan Madoobe.
Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa sheegay inuu kulanka Barlamaanka U baaqday kooram la’aan, waxuuna Xildhibaanada maqan ugu baaqay inay yimaadan Kulanada golaha shacabka.
Leave a Reply