
Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay Bananbac looga Soo hojeedo Xariga Jeneraal Sheegow.
Banaanbaxaan ayaa waxaa Sio qaban qaabiyey beesha Jareer Wayn ee ku sugan Gobolka Hiiraan , waxayna dalbadeen in si degdega loo sii daayo Jeneraal Sheegow.
Leave a Reply