Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday wiil dilay nin ajnabi ah.

Shuute

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday wiil dilay nin u dhashay Dalka Kenya.

Maxkamada Ciidamada ayaa askari dil u gaystay nin Kenyan ah waxay ku xukuntay 5 Sano oo Xarig ah iyo Magtiisii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.