Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay xalay kooxda Al-Shabaab ku qaaday Saldhiga Boliiska degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Weerarkan ayaa ku billowday qaraxyo, kadib markii gaari laga soo buuxiyay Qaraxyo lagu dhuftay saldhigga degmadaasi, waxaana xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay ragga weerarka soo qaaday iyo ciidamada boliiska.
Waxaa halkaas ku burburay Saldhigii boliiska waxaana ku dhintay labo askari.
Leave a Reply