Wasiirka Gaashandhiga oo Ka Horyimid in Tiktok Laxiro

wasiir

Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa noqday Wasiirkii ugu horeeyey ee ka horyimaada in la xiro Alaada Tiktok taas oo uu aad u isticmaalo.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay Tiktok iyo alaadaha kale ay yihiin isgaarsiinta bulshada si degdega wararka looga gaarsiin karo, loona baahan inaan la xirin bale loo baahan yahay in la kontaroolo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.