Madaxwayne Laftagareen oo Lagu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa goordhow ka degay Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye.

Madaxweyne Laftagareen ayaa caasimadda Galmudug u gaaray si uu uga qayb galo shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Barri ka furmaya Dhuusamarreeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.