Barlamaanka oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka xuquuqda naafadda Soomaaliyeed
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka xuquuqda naafadda Soomaaliyeed oo ay horgeysay wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha.