Madaxwayne Cali Jeyte oo Sheegay In Deeqihii Caalamiga ahaa Hiiraanland Laga Musuqmasuqay

cali jeyte

Madaxwaynaha Hiiraanland Cali Jeyte Cismaan oo isagoo ku sugan Magaalada Maxaas warbaahinta kula hadlay ayaa ka warbixiyey sida loo musuqmaasuqay deeqihii caalmiga ahaa ee Gobolka Hiiraan gaar ahaan kii Garoonkii diyaaradaha Magaalada Maxaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.