Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xaraga ka jaray Hoolka Shirarka Wasaaradda Gargaarka oo qaab Casri ah loo dhisay
Munaasabada Xarig jarka waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano iyo Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya.
Madaxweyne Laftagareen ayaa Xarag-jarka ka dib Furey Shir looga hadlayey Xoojinta Wadashaqaynta Wasaaraddaha iyo Hay’adda UNDP.
Leave a Reply