Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Safar ku Tagay Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa kulan la waatay Waxgaradka Hiiraan.
kulankii dhexmaray Madaxwayne Xasan iyo waxgaradka Xawaadle ayaa fashilmay kadib markii Madaxwayne Xasan Sheekh diiday inuu aqoonsado Maamulka Hiiraan State, taas badalkeedna waxgaradka xawaadle ayaa sheegay inaysan ka dagaalami karin wax dhaafsan deegaanadooda.
Leave a Reply