
Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo warbaahinta u waramaayey ayaa Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ku eedeeyey inuu Fashiliyey Qorshihii dagaalka lagula jiro kooxda AS ee uu hogaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Leave a Reply