
Diyaaradaha Ciidamada Dowlada Kenya ayaa Duqayn ay ka Gaysteen Degmada Ceelcade ee Gobolka Gedo waxay Sababeen Dhimasho iyo Dhaawac Soo gaara Caruur yaryar ah.
Hooyo iyo 4 caruur ah oo ay dhashay ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacday degmada Ceel-Cadde ee gobolka Gedo.
Leave a Reply